Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mudaaharaadyadii ka dhanka ahaa Somaliland ee ka dhici jiray Alfaaka hore ee Wasaarada Arimaha dibada ee dalkan Maraykanka oo ka dhacaya guud ahaan Gobolka Sool

Mudaaharaadyo aad u balaadhan oo badanaa ka dhici jiray alfaafka hore ee Wasaarada rimaha Dibada ‘U.S. Department of State‘ ee dalkan Maraykanka ayaa haatan ka dhacaya guud ahaan Degmooyinka iyo Tuulooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Sool marka laga reebo degmada Caynaba.

Mudaaharaadadan ayaa dhacayay sanadihii tagay mid kamida oo ka dhacay alfaafka hore ee State Department ga waxa uu u dhacay sidan

Balse mudaaharaadadan ayaa haatan ka socda gudaha dalka Soomaaliya siiba gobolka Sool, kadib markii ay Dawlada Puntland joojisay kasii sinqidii ay dhulkeeda uga sii sinqasay  Somaliland taasoo kaliftay in ay Puntland Soo qaado laba weerar oo rogaal celina ayna wacad ku martay inay dib ula soo noqonaso deegaanadeedii ay ka fara maroojisay Somaliland ilaa iyo Oct 15, 2007.

Yididiiladan ayaa keentay in ay marlabaad dadwaynaha reer Sool u istaagaan taageerada Maamulkooda Puntland oo ay hore uga samaysteen Maamul markii danbe isku dhiibay Somaliland.

Banaanbaxyadan ayaa ka dhacay Magaalooyinka kala ah

Laascaanood


Boocame

Saaxdheer

Buuhoodle

God’aalo

 

iyo meelo kale oo badan sida Xudun, Awrboogays, Taleex iyo Ceerigaabo.

Ceegaag.com

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply