Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Masuuliyiinta ugu sarsaraysa dawlada Soomaaliya Madaxwaynaha Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo raysalwasaaraha Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho shaqo ku gaadhay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.
Masuuliyiintan waxaa soo dhaweeyay madaxwaynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo dadwaynaha magaaladaa. Safarkan ayaa ah mid dawladu ay doonaso inay ku muujiso inay iyadu masuul ka tahay dhamaanba amaanka dalka.
Waxaa la filayaa inuu qabsoomo shirkii sadex bilha ahaa ee gudiga amaanka qaranku yeelanayeen kasoo ay Baydhabo nasiib u yeelatay in lagu qabto maanta naladaawo sidii Baydhabo laagu soo dhaweeyay waftigaa.
Figradihiina