Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Raysalwasaaraha dawlada Soomaaliya
Xasan Cali Khayre iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay dalka
Jabuuti raysalwasare
Khayre ayaa laguwadaa inuu kulan laqaato madaxwaynaha dalka
Jabuuti mudane Ismaaciil cumar Geele waxayna ka wada hadli doonan
Sidii loo hor marinlahaa xiriirika wada shaqayneed ee labada dal iyo
Habka ugu wanaagsan ee lagu dardar galin karo hawlaha horu Marineed ee ay dawlada Jabuuti kawado guud ahaan dalka Somaaliya
Raysalwasaraha Soomaaliya ayaa waxaa safarkan ku wehelinayay Wafti ay kamidyihiin wasiirka arimaha dabada Soomaaliya mudane
Axmed Ciise Cawad iyo wasiirka boostada iyo isgaadhsiinta Soomaaliya eng Cabdi Cayshuur Xasan wasiiru dawlaha wasaarada Gaashaan dhiga mudane Maxamed Cali Xagaa iyo masuuliyiin kale Oo katirsan dawlada ayaa la qorshaynayaa inay booqasho laba casho ah ku joogi doonaan wadanka Jabuuti
Figradihiina