Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maamulka puntlan ayaa ka hadlay rakaab kasoo jeeda deegannada puntlan oo lasheegay in babuur lagagala dagay deeganada u dhexeeya togdheer iyo sool iyago dhanka kalana beeniyay wada hadalo uu wasiirka arimahda dabada ee somaliand Sacad Cali Shire uu Sheegay Inay u furmayaan iyaga iyo Somaliand
waxay kaloo ku baaqeen inay cidkasta oo Soamliyeed oo Kashaqaysata deeganada puntlan ama ujoogta waxbarasho ay soo dhawaynayaan ayna ku joogi doonan si amini ah
Figradihiina