Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Iyada oo dadka Islaamka ee dunida daafaheedu u dabaal dageen munaasaba Ciidul Fidrida ayaa magaalada Boston ay dadka Soomaaliyeed iyo dadka Afrikaanka ahi isku meel kuwada tukadeen iyada oo arintan ay keentay isku soo dhawaasho wayn oo dadka Islaamka ee magaaladu aad isugu soo dhawaadeen lana xaliyay dhamaan khilaafaadkii fikiriga ahaa ee dhex yiilay.
Habsami u socodka hanaanka Dawladnimo ee Soomaaliya ayaa saamayn wayn ku yeeshay bulshada reer Boston taasoo markii ugu horaysay ay Soomaalida degan magaaladani isku meel kuwada ciidaan iyaga oo culamadoodu hogaaminaso.
Dawlada Nabad iyo Nolal ayaa Soomayn wayn ku yeelatay fikirka dadka iyo in dadku isu soo hiloobaan oo isku mabda’ laga noqdo waxyaaba badan oo awal laysku khilaafi jiray.
Daawo Salaamaha iyo Salaada Ciida oo tujinayay Sheekh Muuse Ashcari.
Ceegaag.com
Figradihiina