Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Inaalilahi waa inaa ileehi rajacuun geeridu waa xaq, Jaaliyadda reer Puntland iyo Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaanu tacsi uga diranaa geerida xaqa ah ee ku timid Marxuun Xasan Daahir Afqudhac, oo ku geer yooday Magaalada Nayriibi.
Waxaa tacsi nasoo gaadhsiiyay maamulka, Odayada, iyo waxgaradka reer Ceegaag, iyaga oo uga tacsi dayeednaya reer Puntland iyo waliba qorskii uu ka baxay Maxuum Afqudhac. anaga oo ah bahda Ceegaagna wexaan tacsi gaara u diranaa Xaaska iyo Caruurta Marxuum Xasan Daahir Afqudhac.
Ceegaag.com
Figradihiina