Xadhiga Gebre oo u Quus Dhabay Siyaasiyiinta Diidan Hanaanka iyo Hore’usocodka Nabad iyo Nolol
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Marka laga reebo kililka ay tigreegu ka sameesteen Goondher oo ah xaruntooda tasoo ay geesteen dhamaan dhaxalkii wadanka Itoobiya ka dib markii ay yiqiinsadeen inay xukunka farahooda kasii baxayo ayaa haatan waxaa socda sifaynta laga sifeenayo dawlada Itoobiya dadkii la shaqeesan jiray kooxda afduubka ku haysatay Itoobiya ku dhawaad 30 sanadood.
Dadka la qabqabanayo ayaa waxaa ka mida Saraakiil ay la shaqaysan jireen Masuuliyiin Soomaalida ah siiba kuwa ka soo horjeeda Dawlada Nabad iyo Nolol. Saraakiisha la qabtay ayaa waxaa ka dhex muuqda Gebre oo lagu eedeenayo dilal uu ka gaystay deegaanada Ogaadeeniyo iyo Jamhuuriyada siiba Caasimada soomaaliya ee Muqdisho.
Xadhiga Gebre oo u Quus Dhabay Siyaasiyiinta Diidan Hanaanka iyo Hore’usocodka Nabad iyo Nolol
Ceegaag.com
Figradihiina