Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Mooshinka ka dhanka ah dawlada Soomaaliya oo ay wadaan qolooyinka bukaan socod ayaa waxaa isasoo taraya siyaasiyiint a ka hor yimid, sidoo kalena xildhibaano magacooda la’isticmaalay iyada oo qaarkood loogu caga jugleeyay in aysan ka hadlin been abuurashadaa lagu sameeyay magacooda.
Dhinaca kale Xildhibaanadii iyo dawladiidkii ayaa ku dhawaaqay in dagaal qabiileesan lagu qaado dawlada Soomaaliya sidoo kalenae xoogaga Al-shabaab ayaa ku bixinayaan dhaqaale badan si ay qalalaaso siyaasadeed uga ridaan caasimada dalka hadaba nala daawo siyaasi Salaad Cali Jeele iyo Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ganafka ku dhuftay shirqoolka loo maleegayo dawladnimda Soomaaliya.
Ceegaag.com
Figradihiina