Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirka Batroolka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed oo ka hadlay shirkii London

Wasiirka shidaalka iyo macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii loo soo saari lahaa Kheyraadka dabiiciga ah ee dalka.

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadd Soomaaliya oo ku laabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay wixii ka soo baxay Shirkii Shidaalka Soomaaliya ee ka dhacay magaalada London ee dalka Ingiriiska,waxaana uu sheegay in ay guulo ka soo hoysay dowladda Soomaaliya oo soo bandhigeysay kheyraadka dihan eek u jira dalkeeda.

Nala dhagayso war murtiyeedkaa..


Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply