Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxaa Kufsiga Gaalkacayo soo Shaac Bixiya?

Ardayda Schoolka Omar Samatar iyo dhamaan Bulshada Reer Galkacyo waxay ka falcelisay  Kufsiga wuxuushnimada ah ee lagula kacay Hooyo  Hodon Ahmed Shireoo ahayd hooyo dagan Magalada Garoowe ee loogaystay Kufsi iyo Dil

Waxaan kubaaqaynaa in Gabdhaha la Kufsaday ee  Caaisha, Ilyaas Kamid tahay Inay Cadaalad Helaan.

waakan Afhayeenka isimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo isna ka hadlay gabool falyadan lagula kacayo Gabdheheena.

Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed iyo inta waxgaradka ah Falalkaan Fooshxun ee la cadaystay waxan codsanaya in si wadajir ah la iskaga qabto diin lawayaasha gumaadka ku haya Gabdhaha Soomaaliyeed.

Gaalkacayo way muujisatay ceebteeda balse dalka intiisa kale oo ay ka dhacaan gabood falyadan wax wara kama hayno.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply