Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ka dib markii uu maamulka uu madaxda u yahay Axmed Islaan ku fashilmay inuu diyaariyo hab dawli ah oo lagu maamulo Maamulka Jubaland ayaa hadana waxaa sidii caadada ahayd laysku haystaa soo xulida xildhibaanada Maamulkaa.
Todoba sano ayaa sida muuqata ka qasaartay reer Jubaladn maadaama ay taagan yihiin wali soo xulid xildhibaan oo lagu yagleelayo hab dawli ah. bal eed warsaxaafadeedka Isimada deegaanadan ka soo saareen gudi loo magacaabay xulida xildhibaanada sida muuqata waxaa laysku haystaa talada taasoo jawaab u ah sida uu u guul daraystay maamulka goboladan .
Warsaxaafadeedka muujinaya waxa maanta ka jira Jubaland
Figradihiina