Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”
Waxaa magaalada Muqdisho weerarkii ka dhacay hudheelka SYL lagu dilay ALLE ha u naxariistee Abdiaziz Mohamed Liban oo si weyn looga ga yaqaannay loogana tixgalinjiray dhamaan Deegaanada Soomaalidu dagto gaar ahaan Gobolada Puntland.
ALLE ha unaxariistee Abdiaziz Mohamed Liban waxa uu ahaa Nin ku caan baxay Diin Jacayl, Dal Jacayl & Dad Jacayl, Marxuum Abdiaziz Liban ayaa ahaa qoraa, abwaan sidoo kale na ka mid ahaa hoggaamiyayaashii bulshada Soomaaliyeed ee magaalada Edmonton ee dalka Canada.
Sidoo kale dhamaan shacabka Soomaaliyeed eek u dhaqan gobolka Alberta ayaa tacsi u diraya qoyska Reer Mohamed Liban geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Abdiaziz Mohamed Liban waxaanan leenahay Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN.
Taariikh nololeedkii Abdiaziz Mohamed Liban oo faahfaahsan dib ayaanu idinka soo sheegidoonaa.
Figradihiina