Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Weerarada ay Argagixisadu is leedahay ku curyaami umada Soomaaliyeed mid gudaha jooga oo ay marba mid dhegta dhiiga u daraan iyo mid qurbe jooga oo ay ka walaaciyaan inuu dalka dib ugunoqdo siiba caasimada dalka oo dadka qurbuhu badankoodu ka yimaadeen.
Ayaanaba marna aysan suuro gal ahayn inay hadafkooodaa guracan ku guulaystaan taasoo maalinba maalinta ka danbaysa ay sii salbalaadhanaso dawlada Soomaaliyeed, durdabana dib loo isticmaalayo isgayskii ay shalay shacabka ku dhibaateeyeen.
Jaaliyada reer Boston oo ay matalayaan Gudiga Isxilqaan ayaa tacsi tiiraanyo leh udiraya dakii ku waxyeeloobay weerarkii fulaynimada ahaa ee ay argagixisadu ka fuliyeen caasimadeena Muqdisho Dec. 28, 2019.
ceegaag.com
Figradihiina