Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ardayda reer Puntland oo iska diiday marin habaabinta xukuumad gobol leedkooda

Wararka ka imanaya magaalada ganacsiyeedka Puntland ee Boosaaso oo uu booqday wasiir goboleedka maamulka Puntland u qaabilsan waxbarashada isaga oo booqashadiisa u doortay dugsiga sare ee Boosaaso.

una sheegay in shahaadada Puntland laga aqoonsan yahay caalamka isaguna wax uga soo bartay wadamo uusan carabaabin, hadalkaa ayay arday du u arkeen mid khiyaali ah maadaama ay maskaxdoodu furan tahay.

Ardayda wax ka barata dugsigaa ayaa markii ay dhagaysteen wasiirkaa iyaga oo dhaka faarsan la’hadlay saxaafada. Hadaba nala daawo ardaydan oo aad moodo inay ka damiir wacan yihiin horjoogayaasha maamulka Puntland.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply