Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Uruka SAYPA oo martiqaad lagu soo bandhigay dhaqanka Soomaalida u qabtay ardayda Jaamacada Boston College

Habeenimadii sabtida ayaa waxaa magaalada Boston ka dhacay is arag aad u salbalaadhnaa oo jaaliyada Soomaalida Boston ay kula kulmeen arday wax ka barata midkamida Jaamacadaha ugu wayn ee ku yaalada wadankan Maraykanka Boston College.

Ardayda BC iyo SAYPA youth and Members

Jaamacada ayaa ka codsatay Jaaliyada Soomaalida inay lakulmi karaan kadibna ururka SAYPA ayaa u qabtay kulan aad u balaadhan oo laysku waydaarsaday habdhaqanka dadyowga soogalootiga ah iyo kuwa horay u deganaa wadankan Maraykanka.

Ardayda siiba kuwa ku dhashay gobolada cadaanku u badan yihiin ee Maine, Vermont, iyo Connecticut ayaa ku dhaka faaray Heerka ilbaxnimo iyo waliba aqooneed ee Soomaalida kadib markii lays waydarsaday habdhaqanka ay qowmiyada Soomaalidu ay ku dhaqanyihiin wadankan Maraykanka iyo waliba dhaqanka soo jireenka ah ee Soomaalida.

Nala daawo qaybo kamida sidii xafladaasi u dhacday.

Eng. Xuseen Fiin

Boston.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply