Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Magaalada Dharkayngeenyo ee Gobolka Sool, ayaa maanta lagu caleemo saaray Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraalle, waxaana ku caana shubay Garaad Jaamac Garaad Cali.
Caleemo saarka ayaa waxaa kasoo qayb galay wufuud ka kala timid deegaanada Soomaalida laga haysto sida NFD iyo Ogaden, Jabuuti, iyo Soomaaliya.
Qudbadihii ugu mihiimsanaa waxay kala ahaayeen mid uu jeediyay Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaadka la caleemo saarayay waana ku wan ee daawasho wanaagsan.
Garaad Kulmiye Garaad Dool Garaad Wiil-waal oo munaasibada caanshubka ka dhex ooyay. Ayaa hadalo kumanan kun oo qof ka oohiyay. ka jeediyay munaasibadii caana shubka.
ceegaag.com
Figradihiina