Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ciidamada Xooga Dalka oo weerar Oo Qabsaday Xarunta Imaaraadka Ee Kismayo halkas oo taalay Dhuxul fara badan oo Imaaraadka halkas u taal gacanta oga dhigay.
Dhinaca kale madaxwaynihii wakhtigu ka dhamaaday ayaa lagusoo waramayaa ina uu isaga cararay magaalada Kismaayo isaga oo ku dhuumaalaysanaya magaalada Dhooblay.
Ciidamada ku ruqaansaday Kismaayo ayaa la filayaa inay soo afjaraan dawlad diidnimadii ka jirtay deegaanadan.
Ceegaag.com
Figradihiina