Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Kadib qudbadii taariikha ahayd ee Madaxwayne Farmaajo ka jeediyay kulanka labada Aqal ee Shacabka iyo Sanadka ayaa waxaa soo ifbaxaya taageerada balaadhan ee xukuumada N & N ku ledahay shacabka Soomaaliyeed.
Maalintii shalay ayay ahayd in xildhibaano xilmagaro ahi ku foodhiyeen Madaxda qaranka siiba Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo tasoo saaka dibada u soo saartay shacabka Soomaaliyeed si ay u muujiyaan taageerada balaadhan ee ay la garab taagan yihiin dawladooda Nabad iyo Nolol.
Shacabka Soomaaliyeed ayaa saaka ku baaqay Afarsano oo danbanaa Farmaajoow kudooranee Naadiihiiye nabad. Xukuumada N & N ayaa haatan u muuqata mid hanatay quluubta umada Soomaaliyeed.
Ceegaag.com
Figradihiina