Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Iyada oo baryahan ay dawladii Soomaaliya ku dhantahay magaalada Dhuusamareeb caasimada Dawlada Galmudug ayaa waxaa maanta madasha 60ka lagu soo xidhay si loo waraysto wasiirka warfaafinta ee Maamulkaa.
Wasiirka ayaa wax laga waydiiyay xaalada Dawlada Galmudug, meesha uu marayo shirka Dawlada Dhexe iyo Maamul Goboleedada, waxaa kale oo laga waraystay warar kutiri kuteen ah oo ay qurbaawiyiintu isla dhexmarayeen wiigii tagay.
Ceegaag.com
Figradihiina