Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Akhriso Go’aamadii ka soo Baxay Shirwaynihii Dangarad1 ee Beesha Jaamac Siyaad oo lagu soo Xidhay Degmada DanDan ee Gobolka Cayn(Daawo Full Video+ Sawiro)

1.Beesha Jaamac Siyaad Waxa Ay Latalo Tahay Beel Weynta dhulbahante.

A.Beesha Jaamac Siyaad Waxa Ay Kamid Tahay beelihii Wax Kadhistay maamulka Khaatumo Hadana Waxa Aydiyaar Uthay Inay Garab Istaagto Maamulkooda Suuban Ciidan Iyo Calafba.

2.Waxaan taageersanahay Go Aankii Kasoo Baxay Beesha Caalamka Sida Maraykanka Iyo Ingiriisku uqeexay abni Xumada Kajirta Waqooyi Galbeed Iyo Tog Dheer Taana Waxaa cadayn U Ah Dagaalada Ay Kawadaan Deegaanmada Sool Sanaag Iyo cayn

ASigaar ah Waxaan Ucanbaaraynaynaa Dagaalada kasoconaya Degmada Xudun oo Hoostimaada Gobolka sool.

3.hadaanu Nahy Beesha Jaamac Siyaad Waxaanu Waxaanu usheegaynaa Beelaha Isaaq Ama maamulka snm Ee Kusoo duulay Deegaamada Dhulbahante Inay Kabaxaan Hadii Aykabixiwaayaana Waxii cawaaqib Xuma Ah ee kayimaada yagaa kamasuula.

4.Hadaanu nahy Beesha Jaamac Siyaad Waxaanu soo Dhaweynaynaa oo Aanu taageersanahy Aqoonsiga Beesha caalamka Siisay dawlada Soomaaliya Iyo Midnimada Soomaaliya Inay muqadas Tahy.

5. Beesha jaamac Siyaad Waxay ugu Baaqaysaa Beelaha dhulbahante Dhamaantood Midnimo Iyo wada Tashi.

1.Caaqil.Axmed Cabdi Gaas

2.Caaqilsiciid Cashuur Abyan.

3.Caaqil Cabdi Jaamac Cabdile.

4.Caaqil Xasan Warsamae Saleebaan.

5 Caaqil Salaad Xaseen Axmed

6. Caaqil.Yuusuf Sulub Garbiye

CALIDHEGJAR.

CEEGAAG.COM

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag