Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Akhriso ama Daawo Go’aamadii ka soo Baxay Shirwaynihii Beesha Adan Axmed ee Buuhoodle ka socday in Mudo ah oo maanta lasoo gabogabeeyay
1.Inlagu dhaqmo shareecada diinta islaamka lagana hadho waxii kahor imaanaya shareecada islaamka.
2.Beesha aadan axed waxa ay kubaaqaysaa nabadgalyo dhexdeeda ah tolweynaha dhexdisa ah iyo dhamaan daris yadoodaba.
3.In lami deeyo talada aadan axmed iyo dhaqaale ahaan iyo awoodba.
4.Inlagu noqdio deegaamadii muhiimka ahaa ee dadku inagaga dhintay lana tixgaliyo dadkii halkaas khaasaruhu kasoo gaadhay…
5.In lasameeyo guurti beesh Aadan Axmed oo kakooban 21 xubnood.
6.Beesha aadan axmed waxa ay kamid tahay beelha daga khaatumo state of.somaliya iyo kilinka shanaad ee Etopia maamul kooduna waa khaatumo satate ofsomaliya.
7.Bid nimada soomaaliya waa muqadas beesuna waa taageeraysaaa.
8.inbeesh aadan axmed samaysato ila dhaqaale oo horumari need.
9.insidhaba wax loo la qabsado dawlada fadaraalka etopia gaar ahaan dawlsda DDS Ee uu madaxweynaha kayahay Mudane Cabdi Maxamed Cumar Xag nabdgalyo Iyo xag horumarineedba.
10.beeshu wxay tageeraysaa dawlda fadaraalka soomaaliya lana garabtaagantahay taageero muruq iyo maskaxba waxayna soo dhaweynaysaa aqoonsigii dawlda maraykanku aqoonsatay somaliya.
11.beesha aadan axmed waxay baaq kamadanbaysa usoo jeedinaysaa in maamulka snm amaba beelha isaaq ay ciidamadooda kalabaxaan deegaanada sool sanaag iyo cayn ee maamulka khaatumo State of Somaliya.
12.Golaha Cuqaasha aadan axmed Waa hayada ugu Sarysa ee Talada Beesha Aadan Axmed
CaliDhegjar
Buuhoodle
Figradihiina