Talo Soo jeedintii Gudidda Aadan Axmed Garaad
- In kor loo qaado Shareecada Diinta Islaamka, si looga gudbo dhaqamada iyo caadooyinka soo jireenka ah ee aan waafaqsanayn Diinta Islaaamka,
- Beesha Aadan Axmed waxay ku Baaqaysaa Nabad gelyoDhexdeeda ah tolweynaha dhexdiisa ah iyo dhamaan Derisyadoodaba .
- In la mideeyo talada Aadana axmed Garaad , Dhaqaale ahaan iyo Awoodaba .
- Indib loogu noqdo Degaanadii Muhiimka ahaa lana tixgeliyo Dadkii khasaaruhu ka soo gaadhay dagaaladii .
- In la sameeyo xeer dhaqan oo maguuraan ah oo beeshu leedahay isla markaan waafqsana Shareecada Diinta Islaamka.
- Beesha Aadan Axmed waxay kamid tahay maamulka Khaatumo State of Soomaaliya
- Midnimada Soomaaliya waa muqadas, Beeshuna way taageersaysaa
- In Beesha Aadan Axmed Samayso ilo dhaqaale oo Horumarineed .
- In si Dhab Ah waxa loola qabsado D.F Ethopia gaar ahaan xukuumada D.D.S Ethopia Xag nabad gelyo iyo xag horumarineedba .
- Beeshu waxay taageeraysaa dowlada fedalaaka Soomaaliya, lana garab taagantahay muruq iyo maskaxba. Waxa kale oo beeshu soo dhawaynaysaa Aqoonsigii dowlada Maraykanku aqoonsatay dowlada Federalka Soomaaliya.
- Beesha Aadan Axmed waxay baaq kama danbays ah u soo jeedinaysaa Beelaha Isaaq in ay si deg deg ah ugala baxaan maleeshiyaadkooda dhamaan gobolada SSC ee maamulka Khaatumo State of Somalia.
Cuqaasha Beesha Aadan Axmed
- 1. Chief Caqil Abshir Kooreeye Jaamac………………………………………………
- 2. Caaqil Xasan Xaaji Haarun ………………………………………………….
- 3. Caaqil Cabdi Jaamac Halac ……………………………………………………
- 4. Caaqil Xasan Xuseen Daahir …………………………………………………….
- 5. Caaqil Maxamuud Xaaji Ibraahin ………………………………………………
- 6. Caaqil Axmed Cabdi Hiirad………………………………………………………
- 7. Caaqil Keyse Ibraahim Diiriye …………………………………………………….
- 8. Caaqil Maxamed Nuux maxamed ………………………………………………….
- 9. Caaqil Maxamed Cabdi Dheere…………………………………………………….
- 10. Caaqil Axmed Muuse Aadan ………………………………………………………
- 11. Caaqil Ismaacil Xaaji C/laahi ……………………………………………….
- 12. Caaqil Shaqalle Cabdi Dhaga qool …………………………………………………
- 13. Caaqil Cabdi samad Cali Xasan ……………………………………………………
Figradihiina