Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirka Amiga ee Maamulka Khaatumo oo Booqday Degmada Dharkaygeeyo iyo Madaxda Sare ee Maamulka Khaatumo oo Taleex ku sii Qul Qulaya.,

Wasiirka Amiga ee Maamulka Khaatumo Dr Maxamed Ducale Abdi ayaa Degmada Dhargaygeeyo oo katirsan Gobolka Sool Waxaa uu kula Kulmay Qaarkamid ah Ciidamada Maamulka Khaatumo oo Maalmani lagu Aruurinayey deegaankaasi Dharkayn Geeyo oo Dhinaca Bariga Koonfureed ka Xiga Magaalada Buuhoodle Waxana Wasiirka socdaalkiisa ku Wehelinayey Qaarkamid ah Saraakiisha Ciidamada Maamulka Khaatumo iyo Qurba Joog..

Wasiirka Amniga iyo Saraakiish Ciidamada Khaatumo ee dharkayntagay ayaana Waxay ka Wada hadleen Guud ahaanba Amaanka deegaaanada Khaatumo Xiligan sida uu yahay iyo Qaabkii Gacanta dib loogu soo Celi lahaa Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka sool oo in mudo ah Gacanta ugu Jira Maamulka Somaliland, Wasiirka ayaana Waxa uu Maalmahani guud ahaanba deegaanada khaatumo ka Waday Ciidamo Qoris iyo Abaabul Xoogan oo uu Waday oo ku aadan Dhinaca Nabad galiyada.

Lama oga Waxyaanaha Haatan Keenay in Wasiirka amniga ee Maamulka Khaatumo uu soo Bandhigo Ciidamada Maamulka Khaatumo, Waxana Arimahani ku soo beegmayaan Xili uu degmada Taleex ka soconayo Qaban Qaabada Shirwayne Labaad oo Golahayaasha Maamulka Khaatumo isku arkayaan gaar ahaan Golaha Madaxtooyada Golaha sare ee dhaqanka oo laga hadlayo Waxyaabaha u Qabsoomay Maamulka Khaatumo Xiligii uu jiray, Waxana hada degmada Taleex gaadhay Madaxda sare ee Maamulka Khaatumo iyo Qaarkamid ah Isimada Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn…
CaliDhegjarBuuhoodle

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag