Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa isku shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Dowlada, Wareegto saaka kasoo baxdey Madaxtooyada ayaa ku bilaabaneysey sidaan, Xeerka nambarkiisu yahay LR-98 ee soo baxay 15-09-2012, Kuna saabsan Magacaabis. Xilka qaadis iyo isku shaandheyn golaha Xukuumada
Figradihiina