Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Dhulboob ayaa ka socda magaalada Muqdisho ayada oo aysan wali dawladu wali sifiican lugeheeda isugu taagin ayaa dad doo nayaan inay ka faa’ideestaan oo ay kasii gaadhsiiyaan ku qabso ku qadi mayside.
Iyada oo ay masuuliyiinta reer Banaadirigu dadka ugu yeedhayaan inay dadku kusoo noqdaan caasimada Muqdisho, sida gudoomiye Tarsan balse reer Muqdisho ay wali ku sugan yihiin boob iyo isxaqirid ku salaysan Isirsooc.
Ceegaag.com
Figradihiina