Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Suldaankan oo ah kan beelwaynta Isaaq oo ah oo haatan kaligood iska yeeshay Maamulka Somaliland kadib markii beelihii dagi jiray waqooyiga kala samaysteen Awdal State iyo Khaatumo State iyo Somaliland State ayaa waxaa soo baxaya in Somaliland doonaso inay ku adkasato, inay ka go’do gobolada Soomaaliya inteeda kale, iyaga oo qadiyadooda gooni isutaaga shirka Istanbuul soo bandhiganaya taas oo la filayo hadii ay hirgasho in Burco iyo Hargaysa noqondoonaan gobolkaa Go’ay.
Naladaawo Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo iska fogeeyay inuu qadiyada Somaliland meel uga dhacay balse bilaabay inay dadka soo dabciyo oo hadii ay ka fursan wayda Soomaaliya laysaga Biiro.
ceegaag.com
Figradihiina