Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Shirkii ka dhacay magaalada istanbuul oo dawlada Soomaaliya heshiiska kula saxeexatay maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay durdaba soo baxayaan warar hoosaad sheegaya in heshiiskaa ay ka mid ahaayeen in Soomaaliya ka dheeraato soo dhaweenta maamulka Khaatumo iyo Awdal State dadkan aan ka helano wararkan oo diiday in aan shaacino magacyadooda ayaa noo sheegaya in uu madaxwayne Xasan Sh. Maxamuud ogolaaday in mucaawinooyinka deegaanadan la hoos geeyo Hargaysa si loo gu qasbo dadka deegaankan in dalka wax loogu qaybsado waqooyi iyo koonfur.
Dhainaca maamulka Somaliland ayaa iyaguna ka tanaasulay go’aankii GOONI ISUTAAGA kaasoo ka durba ka cadhaysiiyay dad iyagu mayalka adag ee aad u aaminay in ay Somaliland ka go’i karto Soomaaliya Daawo Sawiro aad ka heli karto Radiomuqdisho.
ceegaag.com
Figradihiina