Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Boston oo Bandoo lagu soo rogay

Magaalada Boston ee carigan Maraykanka ayaa Gabi ahaanba Bandoo lagu soo rogay ka dib markii ay marlabaad dibada u soo baxeen ragii qaraxa la beegsaday Boston Marathon. Habeenimadii xalay ahayd ayay isku dayeen inay dukaan ka dhacaan lacag ay ku baxsadaan iyo wax xoogaa cunto ah.

Kadib waxaa meesha yimid nin Police ka ahaa Jaamacada MIT oo badanaa ilaaliya deegaanada Jaamacada wayn ee Massachusetts Institute of Technology.  isla maykiiba waa ay dileen waxa ayna u carareen dhinaca Memorial Dr intii Policeku ku wareer sanaayeen qabqabashada dadkii hareeraha dukaankaa lugeenayay ayay waxa ay dheceen gaadhi iyaga oo aan waxba yeelin ninkii watay.

Waxa ay u carareen dhinacaa iyo Watertown iyada oo qaar kamida Boston Police iyo Cambridge Police u talaabeen xadka xaafadaa iyada oo ay fooda isku dareen meel aad ugu dhaw dukaamada waawayn ee Arsenal Mall. Kadib waxaa la toogtay labadaa nin ee walaalaha ahaa kii waynaa kii yaraa ayaa gaadhiga marsiiyay kii waynaa oo dhulka yaala si aan nolol loogu qaban ilaa hada waxaa baadi goob loogu jiraa qabashada danbiilahan oo dadiisu tahay 19 jir.

Magaalada Boston ayaa ku jirta bandoo aan rabaani ahayn(Baraf) markii ugu horeesay ee taariikhdeeda ilaa 237kii sanadood ee maraykanku xorta ahaa.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag