Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Howlgalkii magaalada Beledweyne oo sii soconaya

Ciidamada dowlada Soomaaliya, kuwa Amisom ee Jabuuti iyo Militeriga Itoobiya ayaa howlgalo balaaran ka wada gudaha magaalada Beledweyne.

Howlgalkan oo bilowday sabtidii shalay ayaa waxaaa uu yahay mid qorshaysan oo lagu sugayo amaanka magaaladaas Beledweyne.

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Laqanyo ayaa sheegay in howlgalkan uu yahay mid lagu fashiliyay falal amaan xumo ah.

Dhanka kale waxa uu sheegay in intii uu socday howlgalkan lagu soo qabtay dad gaaraya ilaa 30 ruux oo qaarkood ku howlanaa sameynta bambooyin iyo waxyaabo kale oo amaan xumada ka qeyb qaadanaysa.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag