Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxay dowlada ka damacsantahay Hogaamiyaasha iyo dhalinyarada al Shabaab.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cadeeyay waxa ay dowladiisa ka damacsan Hogaamiyaasha iyo dhalinyarada al Shabaab.

Xasan Sheekh ayaa sheegay in Saraakiisha Al Shabaab dowladda ay ka galeen dambi weyn oo aan la cafin Karin balse waxa uu sheegay in dhalinyarada ka barbar dagaalanta ay diyaar u yihiin inay soo dhaweeyaan oo ay kusoo biiraan dowladda.

“Waxan u sheegay dhalinyarada Al Shabaab in waagii uu baryay oo guusha ay timid marka ka faa’idysta waqtigiina oo nagu soo biira” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Al Shabaab ayaa dhankooda dagaalyahanadooda kula dardaarmay inay sii wadaaan dagaalka ka dhanka dowladda iyo ciidamada Shisheeye ee AMISOM.

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag