Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qarax goordhow lagu weeraray Masjid kuyaal magaalada Muqdisho “Qasaaraha Qaraxa”

Waaxaa goor dhaweed kooxo hubeysan ay bam gacmeed ku tuureen Mashidka caanka ah degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir oo lagu Magacaabo Masjidka Ceelgaabta.

Inta la xaqiijiyay 5 ruux ayaa ku dhaawacmay Bamkaasi iyo qof la rumeysan yahay inuu isaga Bamkaasi ku tuuray Masjidka Ceelgaabta,  gaar haan qeybta loogu talo galay Weesada sida uu  sheegay mid ka mid ah dadka deegaanka Ceelgaalabta.

Dadka dhaawacmay ayaa loola cararay Isbitaalada Muqdisho,iyadoo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in mid kamid ah dadkii ku waxyeeloobay uu geeriyooday dhaawac ka soo gaaray bamkaasi.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag