Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Taliyaha amaanka magaalada Kismaayo Maxamed Cabdi Buule ayaa waxa uu ka hadlay waxa uga dagsan weerarada al shabaab ay ka gaystaan magaalada Kismaayo iyo sidoo kale isku dhacyada ciidamada dhexdooda ah.
Maxamed Cabdi Buule waxa uu sheegay in Al shabaab weeraro aan badneen sida uu hadalka u dhigay ay kusoo qaadaan magaalada balse ay ku tala jiraan sidii ay usoo afjari lahaayeen arrintaasi iyo isku dhacdayada magaalada taasna ay kala shireen bulshada gaar ahaan ganacsatada.
Al Shabaab ayaa magaalada Kismayo ka fuliya weeraro gaadmo ah iyadoo sidoo kalana ay ciidamada huwanta ah ee is garabsanay aay ku sugan yihiin Buulaguduud.
GARYAQAAN
Figradihiina