Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo sawirada caruur mucjisa ah oo dhawaan ku dhashay isbitaal Banaadir ee magalada Muqdisho

Hooya Soomaaliyeed ayaa Isbitaal Banaadir ku dhashay laba wiil oo mataana ah oo midkood uu aad u caafimaad qabo midna uu dhashay isaga oo aan madax iyo gacmo laheyn.
Wiilka dhashay isaga oo madax iyo gacmo toona aan laheyn ayaa waxa uu ahaa mid nool kana neefsanayay qeyb yar oo ka duleeshay wadnaha korkiisa iyada oo waliba tuba ay ka soo baxsaneed halka uu ka neefsanayay.

Mucjisaan oo aheyd mid aad dadkii ku dhawaa ama la kulmay ay uga arga gaxeen ayaa waxa ay dhacday maalma ka hor iyada oo saacado kadibna cunugii yaraa uu geeriyooday.
Waa markii ugu horeysay oo la’arko taariikhda Soomaaliya cunug isaga oo aan madax laheyn dhasha, iyada oo ay iska jireen mucjisooyin kale oo rabaani ah.

 

GARYAQAAN

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag