Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kooxo hubaysan oo weerar ku qaaday xarunta xawaalada Dahabshiil ee Muqdisho.

Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho niman hubaysan ayaa weeraray xarunta Dahabshiil ay ku leedahay Cabdalla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha.
Raga hubaysan ayaan haybtooda la aqoon waxaana la sheegay in ilaalada Xarunta Dahabshiil ay ku leedahay Cabdalla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha uu dagaal dhexmaray halkaasina uu ku geeriyooday mid kamid ah raga Burcada.

Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay tageen goobta kuwaasi oo dhankooda rasaasta ka ridaya hayeeshe waxaan lakala aqoon inay uhiilanayaan raga Burcada iyo ilaalada Dahabshiil.

 

GARYAQAAN 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag