Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Taageerasyaasha jubbowyinka ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa kulan ay yeesheen ku taageeray Maamulka Axmed Madoobe, baaqna ugu diray Dowladda Federaalka Soomaaliya ee hogaamiyo Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Waxaa ay sheegeen dowladda Soomaaliya inay ka wax badasho siyaasadeeda ku wajahan gobolka Jubbooyinka, dadkuna wixii ay soo doortaan ay taageeraan.
Waxaa halhaas ka hadashay Xaawo Axmed oo ka digtay Kismaayo inay gasho dagaal sokeeye, iyadoona geeska kale sheegtay markii Al-shabaab laga xoraynyay Jubbooyinka dowladdu inaysan ka qayb qaadan isla markaana ay siyaasada deganadaasi kusoo biirtay markii la bilaabay qorshaha Maamul u samaynta
Si kastaba ha haaateen dowlada somaliya ayaan wali ogolaan maamul gobaleedka jubbooyinka.
ceegaag.com
Figradihiina