Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Amaanka kismaayo ayaa waxaa aad u sugaya ciidmada qalabka sida ee Jubaland State, dhimashada ayaa hada gaadhasa ilaa 7 ruux dhaawacuna waxa uu haatan yahay 13 ruux. Kooxdii Isbaaro doonka ahayd ayaa waxa ay haatan isku urursadeed Qudbiga Jabarti, geerida warbaahintu qortay ee Coll. Cagadhidid ayaana ilaahada lahubin. Dhinaca kale ciidamadii dawlada federaalka oo haatan noqday kuwa Jubaland State ayaa suga dhamaanba amaanka magaalada.
kala soco wararka ceegaag.com
Figradihiina