Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Mar uu shir jaraa’ad ku qabtay maanta Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud uu ugu baaqay in uu shir ugu qaban doono reer Kismaayoodka ka tashaday dhibaatadiisa Muqdisho. waxaa uu sheegay isaga oo hadalkiisa sii wata inuu shir ay dawladu gadhwadeen ka tahay ugu qaban doono dadwaynaha Jubooyinka si ay u samaystaan maamul ay iyagu iska leeyihiin isaga oo ilaaway in dawladu u dhisto gobolda maamulo kumeel gaadha oo ilaa 6 bilood ah.
Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu ka damqanayo dhiiga ku daadanaya Kismaayo xanuuna ku hayo arintan oo kaga fajicisay dadka adorasa siyaasada Soomaaliya kuna tilmaamay hadalkaa madaxwaynaha munaafaqadii sanadka 2013.
Ceegaag.com
Figradihiina