Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Warbixin: kulankii dhaxmaray madaxweynaha Jubbaland iyo ergadii soo dooratay.

Waxaa maalintii shallay ahayd waxa uu kuln ka dhacay xarunta jaamacada oo ah halkii lagu dhisay maamulka jubboyinka,

kulankasn oo looga wada hadlayay qodobo aay kamid yihiin ilaalinta Nabada iyo dhisida maamul goballeddka jubbooyinka,

waxaa sidoo kale aad loo ga hadlay dagaaladii ugu danbeyay ee kismayo ka dhacay waxayaabahii lagu xaliyaya,

waxaa mudo labo maal mood ka hor eada odayaasha midka mid ah beelihii ka soo horjeeday maamulka aya goo cadeeyay in aay Doolada ka danbeysay dagaalkii ka dhacay kismayo hadana aay diyaar u yahiin waxii wadahadal ah ayaga iyo cidii aay ka soo horjeedeen,

waxaa isna gogol nabdeed fidiyay coll: Iftiin xasan baasto oo ahaa ragii dagaalkii kismayo ka dhacay qeeb weeyn ka ahaa.

ergooyin kii dooratay Axmed Max’ed Islaam ayaa u soo badhigay in loo kordhiyay wakhtigii uu ku soo dhisi lahaa dhamaan xunahii uu ka koobnaa maamulka Dowlad goballeed ka Jubbooyinka,

mudada loo qabtay ayaa waxa aay tahay 27 cisho gudohood in uu soo dhiso Dowlada

odayaasha oo aad u amaanay wax qabadka madaxweynaha.

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag