Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ciidamo ka wada tirsan dowladda soomaaliya ayaa ku dagaalamay deegaanka Muuri oo hoostaga deegaanka lambar 50 ee gobolka sh/hoose.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada amaanka deegaanka ay kasoo horjeesteen ciidamo milatari oo doonayay inay isbaaro dhigtaan.
Gudoomiyaha Lambar 50 C/laahi Cali Axmed ayaa sheegay in dagaalka ay ku dhaawacmeen 4 ruux dhankooda dhinaca kale ee ciidamada milatariga uu qasaaro gaaray balse uusan cadeen karin
Saraakiisha Milatariga iyo Maamulka deegaanka ayaa dagaalka kadib ka wada hadlay xaaladda amaan ee deegaanka.
Figradihiina