Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Gudida reer Jubaland ee magaalada Boston ayaa iyagu ku jira abaabul sare oo ay doonayaan inay dadbadan ugu guryo celiyaan magaalada Dhismasa ee Kismaayo. Gudidan ayaa sidoo kale u xusul duubtay inay fagarayaasha siyaasada kusoo baldhigaab magaca maamulka loogu wan qalay Jubaland State of Somalia.
Gudigan ayaa shaalay la kulmay Edward John “Ed” Markey” the U.S. Representative for Massachusetts’s 5th congressional district” iyaga oo kala hadlay muhiimada cadadka Soomaalida sidoo kalena baray Jubaland maadaama uu noqonayo marka uu kursiga ku guulaysto ‘chairman of the Senate Foreign Relations Committee’ ama gudidaa uu ka mid noqonayo.
Gudida Jubaland ee reer Boston ayaa aad ugu hawlan sidii ay ugu diri lahaayeen Caasimada Kismaayo Khuburo isugu jirta dhinacyada kaaba nolosha bini aadamka, sidoo kalena wada qorshe ay doonayaan inay ku baraarujiyaan maamulka Jubaland Dawlad wanaaga. Si ay uga tanaasulaan deeqaha shisheeye, iyo waliba in dib loogu celiyo goboladan dhamaan qaxootiga haatan ku sugan Kiiniya.
Ceegaag.com
Figradihiina