Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Mudanayaasha barlamaanka Soomaaliya ayaa haatan kulan xasaasi ah waxaa uu uga soconayaa aqalka barlamaanka, waxaana kulankan looga hadlayaa qodobo dhowr ah
Xildhibaanada ayaa aad isgu khilaafsan dalabkii madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud kaas oo ahaa in ay sii shaqeyaan Muda bil ah.
Mudanayaasha barlamaanka oo ajandahaas horey loogu qeybiyay ayaa aa isugu khilaafsan dalabka madaxweynaha “qaar taageersan iyo qaar diidan”
Isagoo lahadlayay saxaafada aya xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud waxa auu sheegay in kulanka maanta uu furmayo xili lasoo xiray kalfadhigii labaad ee barlamaanka 30-kii bisha
Buuq iyo sawaxan ayaa aad looga dareemayaa xarunta golaha sharci dajinta iyadoo laga war sugayo natiijada kulankaas kasoo baxda.
Figradihiina