Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada Jubbaland oo howlgallo ballaaran ka wada Xaafadaha magaalada Kismaayo

Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa maanta howlgallo ballaaran ka sameeyay xaafdo ka tirsan magaalada Kismaayo.

Ciidamadu ay howlgaladaasi ay ku soo qab qabteen tiro dad ah iyo hub kala duwan.

Xaafadaha Callanley iyo Guul-wade ee magaalada Kismaayo ayaa kamida xaafadaha ay maanta Ciidamadu howlgallada ka sameeyeen, waxaana howlgalkaan uu kamid yahay howlgallo amaanka magaalada Kismaayo lagu xaqiijinaayo oo ay wadaan Ciidamada Dowlad-gobboleedka Jubbaland.

Ilaa iyo hadda ma jirto cid Maamulka Jubbaland ka tirsan oo ka hadashay howlgalada ay maanta Ciidamada Jubbaland ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo.

kismayo-somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag