Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxwayanaha maamul goboleedka juba land Sheekh Axmed Max’ed Islaam Axmed Masowbe ayaa goor dhowato soo gaary magaalda kismaayo .
Madaxwaynahu waxaa ka soo kici timi magaalda Nairobi ee caasimada dalka Kenya oo uu muda ku maqnaa. Waxaa kusoo dhoweyey madaxweynaha airport-ka magada masuuliyiin katirsan maamulka, waxaana durbadiiba loo galbiyey madaxtooyada.
Madaxweynaha ayaa dibada ugu maqnaa wada hadalo usocday bulshad caalanka iyo dowlladda feralka ah ee soomaalia oo haray uga maransanayd dhismaha maamulka jubaland ka hanaqaaday.madaxweynuhu oo aan weli saxaafada laahadlin ayaan la ogayn waxa ugasoo qabsoomay safarkiisan uu mudada ku maqnaa.
Kismayo-Somalia
Figradihiina