Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu wadaa inuu kulamo la yeesho odayaasha iyo waxgaradka beelaha kala duwan ee ku nool magaalada Kismaayo.
Xildhibaanka ayaa sidoo kale la filayaa inuu booqdo xarumo kala duwan oo magaalada Kismaayo ka tirsan, waxaana ilo ku dhadhow Xidig ay Ceegaag Online u sheegeen in meelaha uu Xildbibaanka booqan doono ay kamid yihiin Isbitaalka guud ee Kismaayo iyo sidoo kale goobaha kale ee dadka dhaawacyada ah lagu daweeyo.
(waxii faahfaahin ah dib kala soco)
Ceegaag Online-Kismaayo
Figradihiina