Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maamulka Jubbaland ee laga yagleelay Kismaayo oo ay herdin siyaasadeed iskala hor yimaadeen Dawlada Soomaaliya, kuna heshiiyeen wiigii hore Magaalada Adisababa ayaa maanta tegay magaalada Muqdisho waxaana lagu soo dhaweeyay hab wasuuruldawleed ah.
Dhinaca kale waxaa socda abaabul ladoonayo in dib loogu guryo noqdo magaalada Kismaayo si ay u noqoto caasimad ay dadka qurbuhu usoo magaaleestaan.
Daawo Sawirada
ceegaag.com
Figradihiina