Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Banaabaxan oo ay soo abaabuleyn Haweynka ku dhaqan magalada kismaayo ayaa waxaa u ujeedadiisu ahaa haday yihiin haweynka ku ka soo jeeda Jubbooyinka oiyo Gado in ay Gogoshii Nabada ay dhigeen Maglada Kismaayo.
Sidoo kale waxa ay baaq u direen Siyaasiyiinta ka soo jeeda Jubba ee ku sugan Magalada Muqdisho ay yimadaan Dalkoodii una yimadaan Dadkii ka soo jeedeen kana soo qeeb galaan gogosha Nabadeed ee taala Magalada Kismaayo.
waxay si gaar ah u lahada leen hawynkan manta banaanbaxa iskugu yimid Madaxda DF Soomaaliya iyo Maamulka KMG ee Jubba iyo sidoo kale ciidamada la socda Coll Bare Hiiraale in ay yihiin dad la khalday ayana u soo labataan dadkooda.
Sikastaba, Haweynkan ayaa tiradooda kor u dhaafaysay ilaa iyo 300 oo qof oo dumar ah ku waas oo muujinayay in ay gogoshii nabada ay dhigeen magalda Kismaayo ayagoo watay darmaha noocyadooda kala duwan.
DAAWO SAWIRADA:
Ceegaag Online-Kismaayo
Figradihiina