Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Hogaamiyaha maamulka Juba Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray madasha shirweynaha dib uheshiisiinta Jubooyinka ee hoteel Jaziira ee magaalada Muqdisho.
Masuuliyiinta kale ee madasha kusugan waxaa kamida RW Saacid,Cabdikariin Xuseen Guleed iyo mudane Kaalmooy.
Ceegaag Online-Kismaayo
Figradihiina