Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Warar hoose oo ay heshay Ceegaag Online ayaa xaqiijinaya in maalmaha soo socda la dhameystirayo qeybaha ka harsan Maamulka Jubba oo hadda leh labo masuul oo kaliyah, sida Madaxweynaha iyo ku xigeynkiisa.
Illo ku suggan Madaxtooyada Jubba ee Kismaayo ayaa noo xaqiijiyay in golaha fulinta ee Maamullka Jubba la soo dhisi doono maalmaha soo socda kuwaasoo u xayirnaa imaanshaha Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe oo shaly barqadii dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo.
Ceegaag Online-Kismaayo
Figradihiina