Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Abdi Khaliif Abdi (Dhalo-kahadal) oo shil gaadhi ku geeriyoodey.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa mar dhaweyd Magaalada

Edmonton shil gaadhi ugu Geeriyooday Abdi Khaliif Abdi (Dhalo-kahadal).

Hadaba  dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka

 Alberta gaar ahaan Waxay tacsi udirayaa dhamaan qoyskii,

 qaraabadii & caruurtii uu ka xijaabtey marxuum Abdi Khaliif Abdi,

Waxaan Alle uga baryaynaa in janadii Fardawso ka waraabiyo

marxuumka qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna

samir iyo iimaan Alle ka siiyo. Aamiin.

“Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun”

Jaalliyada Soomaaliyeed ee Magaaladan Edmonton waxaa ka baxay

halyeey aad u qiimo badan, muwaadin Soomaalinimada aad u jecel

Jaalliyada aad isugu soo dhaweyn jiray

Annagoo ah bahda Ceegaag Online waxaan tacsi u gudbinaynaa

dhammaan ehelka iyo qaraabada uu ka geeriyooday

marxuum Abdi Khaliif Abdi (Dhalo-kahadal) waxaanuna ilaahay

uga rajaynaynaa marxuumka in uu jannadii ka waraabiyo

ehelkana samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag