Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Afhayeenka Qurbajoogta reer Jubaland Isxaaq Cabdulaahi Cilmi ayaa ku tilmaamay maamulka Jubaland mid hoosta kala shaqeeya Argagixisada Alshabaab isaga oo cadaymo muhim ah soo bandhigay.
Cadaymahaa waxaa ka mida in wali dhuxusha Alshaabab ku xaalufinaso deegaanada Jubaland laga dhoofiyo xeebta Kismaayo. In uu diiday inuu ka xoreeyo Caasimada Maamulka Afgagixisada.
In uu maamulkaasi ka shaqeenayo xasilooni daro ka dhacda magaalada Kismaayo isaga oo colaad ka dhex hurinayay dadkii wada dhistay Maamulkaa. In iyo inkaloo badan dhagayso
ceegaag.com
Figradihiina